Siciid Maxamuud Gahayr
Siciid Maxamuud Gahayr
  • 105
  • 628 381

Відео

Xabsiga iyo xasuusta diidmadii booqashada gacalisada
Переглядів 17211 місяців тому
Xabsiga iyo xasuusta diidmadii booqashada gacalisada
Khudbad: Bandhiggii buugaagta Xaaji Cabdikariin IHUN ee Berbera iyo Siciid Maxamuud Gahayr
Переглядів 155Рік тому
Bandhiggii buugaagta Xaaji Cabdikariin IHUN ee Berbera iyo Siciid Maxamuud Gahayr
Gabay: Beebbee waxaad marinayseen, baarri kuu nugule!
Переглядів 76Рік тому
Beebbee waxaad marinayseen, baarri kuu nugule
Rag uu Wasiir Maxamed Kaahin eedeeyay oo lagu xukumay shan sanno iyo mid la sii daayay.
Переглядів 491Рік тому
Rag uu Wasiir Maxamed Kaahin eedeeyay oo lagu xukumay shan sanno iyo mid la sii daayay
Waraysi dhinacyo badan ah oo ay Siciid Maxamuud Gahayr la yeelatay Suxufi Nimco Cumar Xuseen
Переглядів 96Рік тому
Waraysi dhinacyo badan ah oo ay Siciid Maxamuud Gahayr la yeelatay Suxufi Nimco Cumar Xuseen
Ciyaaloobiddaaddii, Caawaba xor baad tahay; maanso uu Siciid Maxamuud Gahayr ku halceliyay
Переглядів 63Рік тому
Ciyaaloobiddaaddii, Caawaba xor baad tahay; maanso uu Siciid Maxamuud Gahayr kaga halceliyay tix kale
Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladda Hoose ee Sallaxley oo xidhay maktabaddii Dadweynaha.
Переглядів 102Рік тому
Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladda Hoose ee Sallaxley ayaa albaabbada u laabay maktabaddii Dadweynaha
Waa la tebayaa: Gabay baroordiiq u ah Abwaan Hadraawi IHUN
Переглядів 87Рік тому
Waa la tebayaa: Gabay baroordiiq u ah Abwaan Hadraawi IHUN
Waraysi ku saabsan labada buug ee Samotalis iyo Astaantii Nabadda
Переглядів 99Рік тому
Waraysi ku saabsan labada buug ee Samotalis iyo Astaantii Nabadda
Bandhiggii buugaagta Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf IHUN ee Berbera
Переглядів 37Рік тому
Bandhiggii buugaagta Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf IHUN ee Berbera
Warbixin uu Siciid Maxamuud Gahayr tebinayo
Переглядів 1933 роки тому
Akadamiga Fanka iyo Cilmiga: Fadhiidnimadii Fashilkii 2014-2017 iyo Foolxumadiisa 2021
Ayaanyar oo ka hadashay Goaan ay ka qaadatay gabadhii muuqaalka ka duubtay
Переглядів 3283 роки тому
Ayaanyar oo ka hadashay Goaan ay ka qaadatay gabadhii muuqaalka ka duubtay
Ayaanyar oo ka hadashay Goaan ay ka qaadatay gabadhii muuqaalka ka duubtay
Переглядів 1193 роки тому
Ayaanyar oo ka hadashay Goaan ay ka qaadatay gabadhii muuqaalka ka duubtay
Badaha Maansada: Caddalool, Baarcadde iyo Sabaalo
Переглядів 1,6 тис.3 роки тому
Ku biiro aqoontaada maansada
26 Okt 2019 Waraysi maalin aanu booqannay Buurtakalajeexan oo Boolis na helay
Переглядів 873 роки тому
26 Okt 2019 Waraysi maalin aanu booqannay Buurtakalajeexan oo Boolis na helay
Gabay la hadlaya boobka shacabka Buurtakalajeexan
Переглядів 1543 роки тому
Gabay la hadlaya boobka shacabka Buurtakalajeexan
Gabay Haybsooca Dhiirrigelinaya oo Ku Jira Manhajka Somaliland
Переглядів 2123 роки тому
Gabay Haybsooca Dhiirrigelinaya oo Ku Jira Manhajka Somaliland
Gabay Baroordiiq U Ah Marxuun Cali Khaliif Galaydh
Переглядів 5203 роки тому
Gabay Baroordiiq U Ah Marxuun Cali Khaliif Galaydh
Suugaanyahanka iyo adeegsiga dareennada Cashar Siciid Gahayr jeedinayo
Переглядів 2433 роки тому
Suugaanyahanka iyo adeegsiga dareennada Cashar Siciid Gahayr jeedinayo
Naqdiga Weedhihii Sompower Ee Kulankii Guddida Golaha Wakiillada
Переглядів 1214 роки тому
Naqdiga Weedhihii Sompower Ee Kulankii Guddida Golaha Wakiillada
Xadhigga Cabdimannaan Yuusuf Agaasimaha Astaan Cable TV Oo aan ka hadlay
Переглядів 1154 роки тому
Xadhigga Cabdimannaan Yuusuf Agaasimaha Astaan Cable TV Oo aan ka hadlay
Guri ku gubtay korontada Sompower oo mag dhaw $150 ah loo oggolaaday
Переглядів 3104 роки тому
Guri ku gubtay korontada Sompower oo mag dhaw $150 ah loo oggolaaday
Dhibaatada Korontada Sompower Ku Hayso Hargeysa Oo aan Ka hadlay
Переглядів 814 роки тому
Dhibaatada Korontada Sompower Ku Hayso Hargeysa Oo aan Ka hadlay
Rag Nin Kuu Dhigmaan Jirin: Galgacalkii Hawada iyo Siciid Gahayr
Переглядів 1774 роки тому
Rag Nin Kuu Dhigmaan Jirin: Galgacalkii Hawada iyo Siciid Gahayr
God-maanseedyada Soomaalida: Bahda Shirribka. Tebinta Siciid Gahayr
Переглядів 3664 роки тому
God-maanseedyada Soomaalida: Bahda Shirribka. Tebinta Siciid Gahayr
God-maanseed Dhif Ku Ah Suugaanta Soomaalida
Переглядів 4404 роки тому
God-maanseed Dhif Ku Ah Suugaanta Soomaalida
Samadoon: Gabay uu Siciid Gahayr ugu baroordiiqay Marxuun Xasan Guure Jaamac
Переглядів 4754 роки тому
Samadoon: Gabay uu Siciid Gahayr ugu baroordiiqay Marxuun Xasan Guure Jaamac
Sheekh Falasdiini Ah Oo Ku Baaqay In Madaxweynaha Somaliland Cafiyo Cabdimaalig Muuse Coldoon
Переглядів 1464 роки тому
Sheekh Falasdiini Ah Oo Ku Baaqay In Madaxweynaha Somaliland Cafiyo Cabdimaalig Muuse Coldoon
Xaaladda Caafimaadka Cabdimaalig Muuse Coldoon
Переглядів 1034 роки тому
Xaaladda Caafimaadka Cabdimaalig Muuse Coldoon

КОМЕНТАРІ

  • @user-tp2wz2qo6u
    @user-tp2wz2qo6u 25 днів тому

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan waxad ahayd cabqari umada usoo dedaalay

  • @SakariyeMaxamedcali-w6v
    @SakariyeMaxamedcali-w6v 29 днів тому

    Halkii gorofka lagu saydhayeey saaka maraysaaye😮

  • @AxmedCabdicali-r7i
    @AxmedCabdicali-r7i 3 місяці тому

    17:04

  • @AxmedCabdicali-r7i
    @AxmedCabdicali-r7i 4 місяці тому

    5:38 5:39 5:39 5:40

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 5 місяців тому

    Ilaahayaw jannada gee macallinkii, maddaalihii bulshada SICIID MAXAMUUD GAHAYRN oo geeryooday habeen sabti soo geleyso 28/10/2023

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o 5 місяців тому

    Qiyastii hooyadii way unlaydban jevlahay

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o 5 місяців тому

    Alehouse haun marxuumka wuu inaga hooseya😂😂 imikee

  • @user-hk5rh6kh1o
    @user-hk5rh6kh1o 6 місяців тому

    Waa bil barakaysan oo Ramadan ah'e, Ilaahay swt qabriga ha kuu nuuro Siciidow walaal, jannada Ilaahay ha innagu Kulmiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @Lunacyy_0.0
    @Lunacyy_0.0 6 місяців тому

    mahad sanid ader

  • @cabdifataax4206
    @cabdifataax4206 6 місяців тому

    Gabaygu waa hibo wayn oo ilaahay bixiyo

  • @XabiibaSaleebaan
    @XabiibaSaleebaan 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 7 місяців тому

    Rabbi weyne hakuu naxariisto walal, jannooyinkiisana hakugu casuumo.😢

  • @abdimouse3870
    @abdimouse3870 8 місяців тому

    mash alah

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 10 місяців тому

    Sicidow wll alle hakùu naxaristo

  • @nathra7351
    @nathra7351 Рік тому

    Heestii naagtiisa uu qaaday Mashalah

  • @SataarXasan-tt6zb
    @SataarXasan-tt6zb Рік тому

    Abwan Alha ku xifdiyo

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 Рік тому

    Legen Ahmed cali cigaal Inabacadimahan

  • @ramliishdiamond8398
    @ramliishdiamond8398 Рік тому

    Lp❤

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 Рік тому

    War UA-camr Baad Noqotay?😂😂

  • @maxamedcabdi-mo3zk
    @maxamedcabdi-mo3zk Рік тому

    M

  • @fcchblue2936
    @fcchblue2936 Рік тому

    Legend

  • @faysalxuseenmaxamed9611
    @faysalxuseenmaxamed9611 Рік тому

    Man shalah

  • @abwaancshampoo3434
    @abwaancshampoo3434 Рік тому

    Abwaan

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Рік тому

    Nin kani siduu isulahaa Dhoodaan koobigaree ayuu cidla ku dhacay waa kalsooni daro in uu qofku koobi iska dhigo

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 Рік тому

    Manshaa Allah, alow noo xifdi oo noo soosaar ragbadan oo kanookale ah

  • @mohamudsamantar1162
    @mohamudsamantar1162 Рік тому

    Caadi maaha

  • @mustafeshiine3315
    @mustafeshiine3315 Рік тому

    Gabayadan dhagaysigooda kama daalo, Eebe cimriga hakuu barakeeyo Cabdi Waaxid Cali Ga'madiid.

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 2 роки тому

    Qabiilkaa arliga gogliyo geeshka habaryoonis

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 роки тому

    Mansha allah guul iyo gobonimo

  • @awqadar6397
    @awqadar6397 2 роки тому

    Illaahii Allah ahaa baan ku dhaartay Hadii ruux Soomaali sheegto maaha Muslim!. Waayo Alle wuxuu ina faray in aynaan noqon Soomaali!!!!.

  • @abdilleahmed7101
    @abdilleahmed7101 2 роки тому

    Masllah ilaahow kuguulee waa nin aan hadalkiisa ubogay waayo waa afsoomaaligii aan aqaaney,

  • @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874
    @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874 2 роки тому

    Alle ayaa wayn

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 роки тому

    Mirihii abwaan jaheeye laxankii iyo codkii a.c.cigaal

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 2 роки тому

    Wlllhi ab waanada soomaliyeed isagan Ka tageeraaa

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 2 роки тому

    MAshaa aaalh c waaxid magaacagaa ma qarsoomin sxp magacaaga hajiro

  • @goljanno82
    @goljanno82 2 роки тому

    8:21 “subxaankiyo ilaah baan baryey iyo suurdaha culuse” waa shirki lkn abwaankeenu ulama jeedin

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 2 роки тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 роки тому

    Abwaan aan lawadahaysan

  • @assowehassoweh9638
    @assowehassoweh9638 2 роки тому

    5 jer ban heeskan ku ceshaday Laxaanada Axmed cali cigal wa another level

  • @rampatuga5390
    @rampatuga5390 2 роки тому

    Waa halyeey

  • @musdhafaxasan1953
    @musdhafaxasan1953 2 роки тому

    Mashaa allaah

  • @caaliyaxuseen9009
    @caaliyaxuseen9009 2 роки тому

    Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh Masha allh

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому

    Waa abwaan ilaahay gabayga ufududeeyey wuxu yidhi gadabuursi iyo ciise iyo gaanka sacad muuse anigaa sacad muuse ah qabiiladii somaliyed oo dhan ayuu kuso qaaday gabayga amaantoodii

  • @LEON-nv8ux
    @LEON-nv8ux 2 роки тому

    👍👌❣💖❤❤❤👍

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 3 роки тому

    Mch ALLH abwaan abdiwahid ali gamadiid

  • @kayseking1908
    @kayseking1908 3 роки тому

    Gahayr hore soco abwaan

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому

    Illahay haku illaaliyo waxad nin maamuuso

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому

    Waarun somalidu habar bay qaban badankoodu

  • @mohamedmuse7067
    @mohamedmuse7067 3 роки тому

    Ma qalanqal baathy maxaad qoys unoqonwayday

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 роки тому

    Mhdznd abwaan